Gudoomiyaha gudida qaran ee nabada somaliland ee uu magacaabay madaxwaynaha somaliland cabdiraxmaan cirro siyaasi cabdiqaadir jirde ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada ay gudidan uqabanyso somaliland
Sidoo kale gudoomiye jirde ayaa iftiimiyay in aanay gudidan dhib ku hayn golaha guurtida somaliland