HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha somaliland cabdinaasir buuni ayaa jawaab ka adag ka bixiyay hadalada deelqaafta ah ee kasoo yeedhay madaxwaynaha maamulka somaliya iyadoo sheegtay in aanu waxba ka badali karin heshiiska somaliland iyo itoobiya
Sidoo kale wasiirka xidhiidhka golayaasha jsl ayaa soo dhaweeyay hadal maalintii shalay kasoo yeedhay raysalwasaaraha itoobiya abiye ahmed oo sheegay in somaliya iyo somaliland kala yihiin laba dal.