|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Soo Dhawaysay Hadalkii Raysalwasaaraha Itoobiya Iyo Jawaabta Ay Udirtay Xasan Sh,
January 27, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha somaliland cabdinaasir buuni ayaa jawaab ka adag ka bixiyay hadalada deelqaafta ah ee kasoo yeedhay madaxwaynaha maamulka somaliya iyadoo sheegtay in aanu waxba ka badali karin heshiiska somaliland iyo itoobiya Sidoo kale wasiirka xidhiidhka golayaasha jsl ayaa soo dhaweeyay hadal maalintii shalay kasoo yeedhay raysalwasaaraha itoobiya abiye ahmed oo sheegay in somaliya iyo somaliland kala yihiin laba dal. Related posts:Madaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Xaaladaha Sixir Barar Iyo Abaaraha Ka Taagan Deegaanka, Eedo Culusna U... Xudun:Waftigii Uu Hogaaminaayey Wasiir Xirsi Ee Socdaalka Ku Soo maray deegaamada Xudun iyo Taleex O... Ciidamo Tiro Badan Oo Lagu Soo Kordhiyay Xarunta Komishanka Ee Hada Lagu Wado In Lagaga Dhawaaqo Nat... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|