WAJAALE NEWS

Xildhibaanada Isbahaysiga Aqlabiyada Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada isbahaysiga mucaaridka ee aqlabiyada golaha wakiilada jsl oo ay weheliyaan hogaamiyayaasha xisbiyada ,waddani, Ucid Iyo Ururka Kaah ayaa maanta shirk u yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo ay kaga arinsanayeen xaalada siyaasadeed ee dalka

Kulanka ayaa waxaa ay xildhibaanadu kazoo saareen War Murtiyeed

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version