WAJAALE NEWS

DAAWO; La taliyaha Dhaqaalaha Ee Madaxwaynaha Somaliland Dr. Cismaan Sh. Ahmed Oo Ka Warbixiyay Waxyaabaha Uqabsoomay Xukuumada.

 “Aad baan Ugu Kalsoonahay In Isbadal Dhaqaale ka Hirgali Doono Somaliland,Madaxweynahana Waxa ka Go’an In Gobolada Bari Maalgalin Dheeraad ah Lagu sSmeeyo” Dr. Cismaan.

Minneapolis(W,N;-La-taliyaha dhinaca dhaqaalaha ee Madaxwaynaha Somlailand Dr. Cismaan Sh. Ahmed oo ka mid ah wafdiga Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland hogaaminayo ee booqashada ku jooga Maraykanka, ayaa waraysi gaar ah Minneapolis ku siiyay Mohamud Geedwareershe oo ka tirsan bahda Somaliland USA Program ee Tempo Afric TV.

Dr. Cismaan wuxuu si guud uga hadlay talaabooyinkii xukuumada Muuse Biixi qaaday mudadii sanadka ee ay jirtay iyo dib-u-habaynta dhaqaale ee la sameeyay; Sanduuqa Somaliland fund iyo waxqabad dheeri ah oo ay dowladu ugu talo gashay gobolada Bari ee Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN;

Exit mobile version