WAJAALE NEWS

Xildhibaan Guruuje Oo Baaq Culus Udiray Madaxwayne Biixi

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa fariin la xidhiidha absoomida doorashooyinka iyo xal uhelida khilaafka xeerka isasaarka doorshada udiray madaxwaynaha Somaliland isagoo ugu baaqay in uu dalka midoobay islamarkaana uu sexeexo xeerkan.

Exit mobile version