WAJAALE NEWS

Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Oo Xilkii La Wareegay

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada gaashaandhiga Somaliland dr Rooble Cabdi muuse ayaa maanta sirasmi ah ula wareegay xilkii wasaarada oo uu kusii sime ka ahaa agaasimaha guud ee wasaaradu

Munaasibada xil wareejinta ayaa waxaa ka qaybagalay masuuliyiin xukuumada katirsan saraakiisha ciidamada iyo qaybaha bulshada reer somaliland

Exit mobile version