WAJAALE NEWS

Jaamacada Tima cade Oo Deeq Waxbarasho Siisay 10 Arday Oo Kasoo Jeeda Gobolka Daad Madheedh

HARGAYSA(W,N)-Maamulka jaamacada tima cade ayaa soo dhaweeyay 10 arday oo ay jaamacadu siisay deeq waxbarasho kuwaasi oo kasoo jeeda deegaanka oodwayne

Sidoo kale waxaa munaasibada soo dhawaynta ardaydan ka hadlay madaxdhaqameed iyo maamulka jaamacada tima cade univrsity.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version