WAJAALE NEWS

Shacabka Reer Gabiley Iyo Taageerada Heshiiska Itoobiya Iyo Somaliland + Hadaladii Ay Ka Jeediyeen Masuuliyiintu

GABILEY(W,N)-Shacabka reer gabiley ayaa caawa iskugu soo baxay banaan bax balaadhan ay oo ay ku taageerayaan heshiiskii madaxwaynaha somaliland iyo raysalwasaaraha itoobiya wada gaadheen kaasi oo horseedi doona aqoonsi caalamiya oo ay hesho somaliland

Masuuliyiin xukuumada katirsan ,maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa hadalo ka jeediyay isku soo baxan.

Exit mobile version