WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya, Jawaab Kululna Siiyay Maamulka Muqdisho!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa taageeray heshiiskii is afgarad ee madaxwaynaha Somaliland iyo raysalwasaaraha itoobiya kala sexeexdeen

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa luuqad adag kula hadlay maamulka somaliya oo saska qaaday heshiiska Somaliland iyo itoobiya.

Exit mobile version