|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya, Jawaab Kululna Siiyay Maamulka Muqdisho!
January 2, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa taageeray heshiiskii is afgarad ee madaxwaynaha Somaliland iyo raysalwasaaraha itoobiya kala sexeexdeen Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa luuqad adag kula hadlay maamulka somaliya oo saska qaaday heshiiska Somaliland iyo itoobiya. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|