WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Gudida Ruqsad Bixinta Iyo Anshax Marinta Qareenada Somaliland Oo Loo Doortay Garyaqaan Cigaal Almis.

HARGAYSA(W,N)-Gudida Ruqsad bixinta iyo Anshax marinta qareenada Somaliland oo maanta kulan yeeshay islamarkaana uu gudoominayay wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland ayaa lagu doortay gudoomiyaha cusub ee gudida Ruqsad bixinta iyo anshax marinta qareenada jsl kaasi oo loo doortay in uu hogaamiyo labada sano ee socda garyaqaan Cigaal Cismaan aw xasan Almis.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version