Gudoomiyaha Gudida Ruqsad Bixinta Iyo Anshax Marinta Qareenada Somaliland Oo Loo Doortay Garyaqaan Cigaal Almis. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Gudida Ruqsad Bixinta Iyo Anshax Marinta Qareenada Somaliland Oo Loo Doortay Garyaqaan Cigaal Almis.
January 20, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida Ruqsad bixinta iyo Anshax marinta qareenada Somaliland oo maanta kulan yeeshay islamarkaana uu gudoominayay wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland ayaa lagu doortay gudoomiyaha cusub ee gudida Ruqsad bixinta iyo anshax marinta qareenada jsl kaasi oo loo doortay in uu hogaamiyo labada sano ee socda garyaqaan Cigaal Cismaan aw xasan Almis.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS