HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Golaha Guurtida Somaliland cabdinaasir Beegsi ayaa si rasmi ah golaha wakiilada ugu gudbiyay xeerkii isasaarka doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada ee ay dhawaan ansixiyeen kaasi ooh ore uu usoo meelmariyay golaha wakiiladu balse ay waxka badal kusameeyay
Dhanka kale Xoghayaha Golaha wakiilada ayaa xeerkan kala wareegay dhigiisa guurtida.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;