WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Si Kulul Uweeraray Faysal Cali Waraabe.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeena labaad ee xisbiga kulmiye axmed cabdi dheere ayaa hanjabaad culus udiray gudoomiyaha xisbiga isagoo sheegay hadii hadal xumaado in gacantu xigto

Sidoo kale gudoomiye axmed ayaa sheegay hadii xisbiyadu joojin waayaan hadalada ay xukuumada ku dhaliilayaan in aanay doorasho dhacayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version