SALAL (W,N)-Cuqaasha iyo Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Salal ayaa fariin adag u diray Madaxwayne Muuse Biixi,waxaanay sidoo kale sheegeen in uu si deg dega u eego xaqii beesha Ciise.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/UNmLthRJjm8