HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi oo maanta uwaramay Tvga Dawlada ayaa ka hadlay heshiiskii ay xukuumadiisu la soo gashay itoobiya, dhawaaqa kazoo horjeeda ee kazoo yeedhaya maamulka somaliya
Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa ka hadlay sobobta uu golaha guurtida ugu soo celiyay xeerkii ay usoo gudbiyeen golaha wakiiladu
Dhanka kale madaxwayne biixi ayaa mucaaridka ku eedeeyay in ay iyagu dabada jiidayaa xeerarkii ay doorashu ku qabsoomi ilahayd isagoo sheegay in uu diyaar uyahay doorashada islamarkaana hadii lagu guulaysto uu xilka wareejinayo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;