WAJAALE NEWS

DAAWO;-Bandhiga Buuga Laga Qoray Abwaan Xasan Sheekh Muumin Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Bandhiga buuga gaaraabildhaan ee laga qoray abwaan xasan sheekh muumin ayaa caawa lagu soo bandhigay magaalada hargaysa

Munaasibada Lagu Soo Bandhigayay buuga Gaara bildhaan ee Laga Qoray Alle ha,unaxariistee Abwaan xasan sheekh muumin ayaa waxaa kasoo qaybgalay madax katirsan xukuumada, asxaabta mucaaridka jsl xildhibaano katirsan golaha wakiilada wakiilada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

HALKAN TOOS UGA DAAWO;

Exit mobile version