HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan axmed Aw salawaad ayaa ka hadlay heshiiskii isfaham ee ay kala sexeexdeen Somaliland iyo itoobiya kaasi oo saamayn balaadhan ku yeeshay geeska iyo caalamka islamarkaana maamulka somaliya joog iyo jiifba udiiday
Sidoo kale aqoonyahan Axmed ayaa soo bandhigay taariikho qorsanaa oo la xidhiidhka midowgii Somaliland iyo somaliya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;