WAJAALE NEWS

Wasiirka Gaadiidka Somaliland Muxuu Ka Yidhi In Khilaaf U Dhexeeyo Hay’adda Wadooyinka?

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada gaadiidka horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa waxa uu ka hadlay khilaaf la sheegay in uu soo kala dhex galay isaga iyo Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka.

Wasiir Cabdilaahi Abokor ayaa waxa kale oo uu ka hadley cabasho ka soo yeedhay qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka yar yar kaasi oo la xidhiidha amaro ay wasaaradu ku soo rogtay.

Dhinaca kale Wasiirka wasaarada Gaadiidka ayaa waxa uu shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee ay bilaabmayso qaadashada taarikada cusub ee gaadiidka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version