HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xisbiga waddani Yuusuf Tadhase ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland kaasi oo uu sheegay in uu la baxay lacagtii loogu talo galay in lagu qabto tartanka ciyaaraha kubada cagta ee gobolka awdal ka bilaabmi lahaa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;