Xisbiga Waddani Oo Wasiirka Ciyaaraha Jsl ku Eedeeyay In Uu Lunsaday Dhaqaalihii loogu talo galay Tartanada Kubada Cagta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Wasiirka Ciyaaraha Jsl ku Eedeeyay In Uu Lunsaday Dhaqaalihii loogu talo galay Tartanada Kubada Cagta!
December 6, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xisbiga waddani Yuusuf Tadhase ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland kaasi oo uu sheegay in uu la baxay lacagtii loogu talo galay in lagu qabto tartanka ciyaaraha kubada cagta ee gobolka awdal ka bilaabmi lahaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS