JABUUTI(W,N)-Wada Hadalo dalka jabuuti maalintii shalay uga furmay madaxwaynayaasha Somaliland iyo somaliya islamarkaana uu gadh wadeen ka ahaa madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa lasoo Gabo gabeeyay caawa fiidkii caasimada Jabuuti kaasi oo laga soo saaray warmurtiyeed 8qodob ka kooban.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;