HARGAYSA(W,N)-Taliye kuxigeenka ciidanka booliska Somaliland cabdi xasan mire iyo abaanduulaha ciidanka qaranka Gen Afguduud ayaa siwada jir ah uga hadlay dhacadii shalay ka dhacday buurta naaso hablood taasi oo ay isku dhaceen ciidamo booliska iyo milatariga ka kala tirsan kaasi oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh
Masuuliyiintan ayaa faah faahin ka bixiyay sidii wax udhaceen iyo talaabada ilaa hada ay ka qaadeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;