Taliska Ciidamada Milatariga Iyo Booliska Oo War Kazoo Saaray Dhacdadii Shalay Dhulka Buurta Naaso Hablood Ee Sobobay Khasaaraha Dhimasho! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidamada Milatariga Iyo Booliska Oo War Kazoo Saaray Dhacdadii Shalay Dhulka Buurta Naaso Hablood Ee Sobobay Khasaaraha Dhimasho!
December 20, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliye kuxigeenka ciidanka booliska Somaliland cabdi xasan mire iyo abaanduulaha ciidanka qaranka Gen Afguduud ayaa siwada jir ah uga hadlay dhacadii shalay ka dhacday buurta naaso hablood taasi oo ay isku dhaceen ciidamo booliska iyo milatariga ka kala tirsan kaasi oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh

Masuuliyiintan ayaa faah faahin ka bixiyay sidii wax udhaceen iyo talaabada ilaa hada ay ka qaadeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS