HARGAYSA(W,N)-Suldaan Maxamuud Guuleed oo kamid ah madhaxqameedka Beesha habar Jeclo ayaa cadeeyay in qodobadii kazoo baxay shirkoodii burco “Talo Wadaag” in aanay ku qaadanin dagaal islamarkaana ay jiraan dad dano siyaasadeed leh oo duwaya go,aamadii beeshiisa habarjeclo
Sidoo kale suldaan maxamuud guuleed ayaa sheegay in dagaalka bari ay wadaan xubnihii Somaliland ka riday dagaaladii 1994 oo imikana doonayo in dagaal galiyaan beeshiisa
Dhankale Suldaan Maxamuud Guuleed ayaa baaq diray beelaha dhulbahante iyo beeshiisaba.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;