Widh Widh (WJN)- Masuuliyiinta maamulka Khaatumo oo uu ka mid yahay Kayse Cabdi Yuusuf ayaa waxa uu ka dayriyay xaalada magaalada Widh Widh oo aan haysan baahiyihii asaasiga ahaa, waxaana uu fariin adag u diray Xukuumada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka