WAJAALE NEWS

“Sedexdayadan Oday Ee Meesha Fadhiya, Hadii Mar Danbe Qaylayada La Maqlo, Meesha Waanu Iskaga Tagaynaa”Maayar Mooge.

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa markii uhoraysay a hadlay khilaaf dhawaan soo kala dhexgalay isaga maayar kuxigeenka iyo xoghayaha dawlada hoose kaasi oo uu sheegay in ay iyagu dhamaysteen khilaafkii udhexeeyay

Sidoo kale maayar mooge ayaa balan qaaday hadii mar danbe la maqlo khilaaf dhexdhooda In ay iskaga tagayaan xilka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version