WAJAALE NEWS

Gaadiidka AMisom Oo Jiidhay Wiil YAR.14jira

WAJAALENEWS(Muqdisho) gaadiidka dagaalka Amisom ayaa maanta wiil yar oo 14 jir ah ku jiidhay degmada wardhiiglay ee gobolka banaadir…wiilkan yar oo lagu magaacaabi jiray zakariye maxamed.

Aabaha dhalay wiilkan yar ayaa dowladda iyo ummadda soomaaliyeed ba ka codsaday in ay il gaara ku ee gaan arrintan,aabaha dhalay wiilkan ayaa raaciyey intaa in markii uu dhacay shilku aysan u istaagin kolanyadii gaadiidka Amisom ee jiidhay wiilkan.Maaha markii ugu horraysay ee dil noocan oo kale ah ay gaystaan gaadiidka dagaalka ee Amisom ..

 

W/Q:CABDISAMAD CALI XASAN (XALIYE)

MUQDISHO OFFICE

Exit mobile version