WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Waasaarada Waxbashada Jsl Oo Ka Jawaabay Cabashadii Ardayda Araga Naafada Ka Ah!

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay cabasho ka soo yeedhay ardayga Dugsiga araga naafada ka ah ee magaalada hargaysa oo dhawan banana bax ay dhigeen ku sheegay in agaasimaha waxbarashada iyo wasiir kuxigeenka wasaarada ka jareen shidaalkii lagu shubi jiray baska qaada.

Sidoo kale Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbarashada ayaa cadeeyay in aanay jirin shidaal laga jaray islamarkaana ay ardadydan soo abaabuleen dad ay ku raad joogaan oo dano siyaasadeed uga faa,iidaysanayay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version