WAJAALE NEWS

Wasiirka Biyaha Somaliland oo Kormeer Ku Tagay Ceelasha Biyaha Gabiley

Gabiley (WJN)– Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali “Koore” oo ay wehelinayaan maamulka heer gobolka iyo heer degmo ee gobolka Gabiley iyo qaar kamida Madax-dhaqameedka, ayaa si wada jir ah u soo kormeeray Ceelka Biyaha Botor oo ah halka ay biyahu uga yimaadaan Gabiley.

Sidoo kale Wasiirka biyaha iyo Maamulka magaalada Gabiley ayaa soo kormeeray Ceel ay Wasaarada Beeruhu ka qoday mashruuca banka Wajaale oo biyahiisa la soo saaray.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Gabiley Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version