HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beesha bariga burco “habar jeclo” oo shirk u yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo uu gudoominayay suldaanka guud ee beeshu suldaan cabdilaahi ayaa go,aamo laga soo saaray dhacdooyin habeenkii xalay ka dhacay shirar ay dhalinyarada beeshu ku qabsadeen hargaysa iyo burco oo buuq iyo gacan ka hadal hadheeyay
Madaxdhaqameedka ayaa shacabka ay matalaan ugu baaqay midnimo iyagoo sheegay in aanu jirin doonin shirar magaca beesha lagu qabsan karaan islamarkaana dhacdoyinkii xalay looga baahan yahay in ay daweeyaan dadkii soo abaabulay dhalinyarada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;