WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Madaxwaynaha Biixi Ku Eedeeyay Xadhiga Laba Musharax Oo Xisbigiisa Katirsan.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid faysal cali warabe ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacday laba musharax oo katirsan xisbigiisa

Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa madaxwaynaha soaliland ku eedeeyay xadhiga labadan musharax oo ay isku jufo hoose yihiin

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version