WAJAALE NEWS

Maayarka Iyo Maayar Kuxigeenka Cusub Ee Degmada Burco Oo Xilkii La Wareegay!

BURCO(W,N)-Maayarka iyo maayar kuxigeenka cusub ee degmada burco ayaa maanta xilkii kala wareegay maayarkii hore iyo kuxigeenkiisii!

Munaasibada ay xilka kula wareegayeen masuuliyiintani ayaa waxaa kazoo qaybgalay maamulka gobolka togdheer, waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee magaalada burco.

Exit mobile version