Maayarka Iyo Maayar Kuxigeenka Cusub Ee Degmada Burco Oo Xilkii La Wareegay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Iyo Maayar Kuxigeenka Cusub Ee Degmada Burco Oo Xilkii La Wareegay!
December 23, 2023 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Maayarka iyo maayar kuxigeenka cusub ee degmada burco ayaa maanta xilkii kala wareegay maayarkii hore iyo kuxigeenkiisii!

Munaasibada ay xilka kula wareegayeen masuuliyiintani ayaa waxaa kazoo qaybgalay maamulka gobolka togdheer, waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee magaalada burco.

COMMENTS
LINKS