HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikarim axmed mooge iyo maayar kuxigeenka caasimada khadar ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaaf culus kaasi oo sobobay in ay iskugu jawaabeen qoraal
Sidoo kale khilaafka maayar mooge iyo kuxigeenkiisa oo dibada usoo baxay ayaa salka ku haya dhinaca maamulka iyo talaabooyin uu sii hirgaliyay maayar kuxigeenku mudadii uu maayar mooge safar dalka dibadiisa ku maqnaa
HALKAN KA AKHRI QORAAL AY ISKU JAWAABAYAAN MAAYARKA IYO KUXIGEENKIISU;