|
|||||
WAJAALE NEWS
Khilaaf Culus Oo Ka Dhex Qarxay Maayarka Caasimada Iyo Kuxigeenkiisa Iyo Nuxurka Qoraalo Ay Iskugu Jawaabayaan!
December 11, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikarim axmed mooge iyo maayar kuxigeenka caasimada khadar ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaaf culus kaasi oo sobobay in ay iskugu jawaabeen qoraal Sidoo kale khilaafka maayar mooge iyo kuxigeenkiisa oo dibada usoo baxay ayaa salka ku haya dhinaca maamulka iyo talaabooyin uu sii hirgaliyay maayar kuxigeenku mudadii uu maayar mooge safar dalka dibadiisa ku maqnaa HALKAN KA AKHRI QORAAL AY ISKU JAWAABAYAAN MAAYARKA IYO KUXIGEENKIISU;
Related posts:“Somaliland Iyo Somalia:Laba Dal Oo Mataanno Ah Oo Muddo Dheer Iska Soo Horjeeday” Wargeyska L’Ind... Guddida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Oo Fariin Culus Udirtay Dhalinyarada Ku Dhaqaan Caasim... “Gudoomiye Saleebaanoow Kaama Shaqaynayso,Lacagtii Dadku Lahaa In Aad Cid Iska Siiso”Saylici Oo Dhal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|