WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Markale Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Talaabada Ay Qaadayaan Hadii Doorashadu Dib Udhacdo

HARGAYSA(W,N)-Gudooomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligan ay ku sugan tahay Somaliland jabkii ciidanka qaranku kaga soo baxeen goojecade ee ilaa hada aanay xukuumadu ka hadal

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa si dag uga hadlay carqalado ku xeeran xeerkii isasaarka doorashooyinka ee lagu heshiiyay ansixiyeena golaha wakiilada oo hada horyaala guurtida iyo talaabada uqorshaynsan hadii madaxwayne biixi isku dayo in uu dib udhac ku yimaado.

Exit mobile version