|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Markale Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Talaabada Ay Qaadayaan Hadii Doorashadu Dib Udhacdo
December 24, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudooomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligan ay ku sugan tahay Somaliland jabkii ciidanka qaranku kaga soo baxeen goojecade ee ilaa hada aanay xukuumadu ka hadal Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa si dag uga hadlay carqalado ku xeeran xeerkii isasaarka doorashooyinka ee lagu heshiiyay ansixiyeena golaha wakiilada oo hada horyaala guurtida iyo talaabada uqorshaynsan hadii madaxwayne biixi isku dayo in uu dib udhac ku yimaado. Related posts:DAAWO: Xaaji Cabdi Waraabe oo ka hadlay Wareejinta Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Magaaladda Berbera? Komishanka Doorashooyinka Oo Saddexda Xisbi U Qaybiyey Astaamaha & Lambarada Murrashaxiinta Wakiilla... Aas Aasaha Xawaalada World Remit Oo Wax La layaabo Ku Tilmaamay Dhaqaalaha Ay Midowga Yurub Ugu Yabo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|