HARGAYSA(W,N)-Drs Adna aadan ismaaciil oo ah ergayga gaarka ah ee wadahadalada Somaliland iyo somaliya ayaa dhawaan magaalada Geneva kaga qaybgashay shirkii qaramada midoobay kaasi oo ay ka jeedisay khudbad ay kaga hadlayso qadiyada madaxbaanida Somaliland
Dr adna aadan oo kusoo laabatay dalka ayaa ka warbixisay shirkan iyo muhiimada uu ulahaa Somaliland
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;