Dr Adna Aadan Oo Ka Warbixisay Shirkii Qaramada Midoobay Ee Ay Kaga Qaybgashay Magaalada Geneva | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dr Adna Aadan Oo Ka Warbixisay Shirkii Qaramada Midoobay Ee Ay Kaga Qaybgashay Magaalada Geneva
December 9, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Drs Adna aadan ismaaciil oo ah ergayga gaarka ah ee wadahadalada Somaliland iyo somaliya ayaa dhawaan magaalada Geneva kaga qaybgashay shirkii qaramada midoobay kaasi oo ay ka jeedisay khudbad ay kaga hadlayso qadiyada madaxbaanida Somaliland

Dr adna aadan oo kusoo laabatay dalka ayaa ka warbixisay shirkan iyo muhiimada uu ulahaa Somaliland

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS