WAJAALE NEWS

Ciidamada Qaranka Somaliland Oo La Gaadhsiiyay Dharka Dhaxanta Laga Xidho Ah.

HARGAYSA(W,N)-Jaaliyada haweenka somaliland ee ku dhaqan dalka sucuudiga ayaa deeq dharka dhaxanta laga xidho ah soo gaadhsiiyay ciidamada qaranka somaliland ee heeganka ugu jira difaaca dalka, taasi oo maanta lagu wareejiyay taliska guud ee ciidanka qaranka ee magaalada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version