WAJAALE NEWS

Ururka Dawladaha Hoose Ee Algasal Oo Qabtay Kulan Lagaga Hadlay Maaraynta Mushkiladaha Dhulka!

HARGAYSA(W,N)-Ururka ay ku bahoobeen dawladaha hoose ee dalka sjl ee “Algasal” ayaa magaalada hargaysa ka furay tababar laba cisho socday oo lagaga hadlay maaraynta mushkiladaha dhulka kaasi oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin ka socday dawladaha hoose ee dalku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version