Ururka Dawladaha Hoose Ee Algasal Oo Qabtay Kulan Lagaga Hadlay Maaraynta Mushkiladaha Dhulka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururka Dawladaha Hoose Ee Algasal Oo Qabtay Kulan Lagaga Hadlay Maaraynta Mushkiladaha Dhulka!
November 30, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ururka ay ku bahoobeen dawladaha hoose ee dalka sjl ee “Algasal” ayaa magaalada hargaysa ka furay tababar laba cisho socday oo lagaga hadlay maaraynta mushkiladaha dhulka kaasi oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin ka socday dawladaha hoose ee dalku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS