WAJAALE NEWS

Siyaasi/Ganacsade Maxmed Cabdilaahi Bookh Oo Suldaanka Guud Ee Habar Awal Ugu Baaqay In Uu Shir Deg Deg Ah Beesha Iskugu Yeedho + Sobobta!

GABILEY(W,N)-Siyaasi Ganacsade Maxamed cabdilaahi jaamac Bookh oo kamid ganacsatada reer gabiley ayaa suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdiraxmaan ugu baaqay in uu shir deg deg ah uqabto beesha islamarkaana uu isna diyaar la yahay wixii dhaqaale eek u baxay

Siyaasi Bookh oo sharaxaya ujeedada uu udalbanayo in Habar awal iskugu timaado shir ayuu ku sheegay in tahay sidii wax layskaga waydiin lahaa xaalada dalka iyo halka ay Somaliland dhigtay hogaamintii madaxwayne biixi iyo dhaawac uu usoo jiiday magaca beesha habar awal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version