BURCO(W,N)-Kuxigeenka guud ee xafiiska hanti dhowrka guud ayaa faah faahin ka bixiyay baadhitaano ay ka sameeyay gobolada dalka iyo shaqaale wasaarada maaliyada ee gobolka togdheer ka tirsan oo ay xabsiga utaxaabeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;