WAJAALE NEWS

Qoraa Cali Qoryoolay Oo Sheegay In Madaxwayne Biixi Deegaanadooda Usoo Jiiday Magac Xumo.

HARGAYSA(W,N)-Qoraa/ siyaasi cali dool axmed oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligan ku sugan tahay somaliland ayaa talooyin ujeediyay madaxwayne biixi

Sidoo kale siyaasi cali qoryoolay ayaa sheegay in madaxwayne biixi magac xumo usoo jiiday beeshooda islamarkaana uu ku fashilmay hogaaminta dalka.

Exit mobile version