Qoraa Cali Qoryoolay Oo Sheegay In Madaxwayne Biixi Deegaanadooda Usoo Jiiday Magac Xumo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoraa Cali Qoryoolay Oo Sheegay In Madaxwayne Biixi Deegaanadooda Usoo Jiiday Magac Xumo.
November 28, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qoraa/ siyaasi cali dool axmed oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee xiligan ku sugan tahay somaliland ayaa talooyin ujeediyay madaxwayne biixi

Sidoo kale siyaasi cali qoryoolay ayaa sheegay in madaxwayne biixi magac xumo usoo jiiday beeshooda islamarkaana uu ku fashilmay hogaaminta dalka.

COMMENTS
LINKS