GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha Gobolka Gabiley ee xisbiga Mucaaridka ee waddani Garyaqaan Axmed kayse Ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi iyo gudoomiyaha Golaha Guurtida saleebaan gaal oo uu sheegay in ay doonayaan in ay fashiliyaan xeerkii doorashooyinka
Sidoo kale gudoomiye Garyaqaan Axmed kayse ayaa fariin udiray shacabka reer gabiley oo uu ugu baaqay in ay la jaan qaadaan isbadalada siyaasadeed ee dalka ka socda.