BERBERA(W,N)-Maalintii sedexaad ayaa la baadi goobayaa maydadka laba dhalinyaro ah oo ay liqday badda berbera kuwaasi oo ilaa hada aan lahaynin raq iyo ruux
Ehelada dhalinyaradan ay liqday badda berbera oo ku dul sugan bada berbera ayaa codsaday in gurmad dheeraada loo fidiyo islamarkaana ay usoo gurmadaan cidkasta oo bada wax ka taqaan.